Kismayo & Somalia

Ganacsiga ma kaa Qasan Yahay? Xalka waa halkan.

Ha ku dhibtoon buugaagta gacanta iyo xisaab la'aanta. Ku casriyee ganacsigaaga Nidaamka POS, Maareynta Kaydka iyo Xisaabaadka ee Rays Technology Center.

Modern POS System
Qisada Ganacsatada

Ka Bixida Jahwareerka

Sheekada Cabdiraxmaan iyo saaxiibkiis Axmed oo muujinaysa xaqiiqda ganacsiyada u baahan isbedelka weyn.

Dhibaatada (Buugaagta)

Cabdiraxmaan
"War Axmed… ganacsiga wuu i wareeriyay. Ma garanayo inta alaab ii hartay, dayntana gacanta ayay iga baxday."
Axmed
"Anigana sidaas oo kale… maalin walba buug ayaan qorayaa, haddana khaladaad ayaan sameynaa. Macmiil dayn leh iyo kan aan ku leeyahay si sax ah uma hayo."
Waqti lumis, Khibrad xumo iyo Khasaare un baa ka dhasha

Xalka (Nidaamka Rays)

Bashiir (Tech Consultant)
"Waxaad u baahan tihiin Nidaam casri ah—POS & Inventory system—oo toos u maareeya Iibka, Alaabta, Daynta iyo Xisaabaadka. Xalka waa Rays Technology Center!"
Cabdiraxmaan & Axmed
"Wow! Hadda hal click ayaan ku arkaa alaabteyda. Ganacsigeena hadda waa nidaamsan yahay waqtigiina waan badbaadinay!"
Koboc Dhakhso ah iyo Xakameyn sahal ah!
Waxa Aan Bixino (Solutions)

Smart Business Solutions

Qalab isku-dhafan oo u habaysan si xeel dheer si loo daboolo baahiyaha ganacsiyada waaweyn iyo kuwa yaryarba.

POS System

Nidaamka Iibka (Point of Sale) oo xawaare sare leh, fudud in la isticmaalo, islana xisaabinaya dalabka daqiiqado gudahood.

Inventory Management

Maareynta kaydka iyo xisaabinta alaabaha bakhaarkaaga si buuxda oo toos ah (Real-time tracking).

Daynta & Macaamiisha

La soco xisaabaadka daymaha lagu leeyahay iyo kuwa aad ku leedahay macaamiisha adoo adeegsanaya hal meel.

Xisaabaadka & Warbixinada

Xisaabi dakhligaaga, kharashka, iyo macaashka oo raad raac warbixino rasmi ah, tafaasiil badana wata.

Hadda Casriyeyso Ganacsigaaga!

Ha sugin in ganacsiga isku dhex-yaaco. La xiriir Rays Technology Center maanta si aan kuugu tababarno Nidaamka cusub!

Ka Bilow WhatsApp-ka